Welcome To Seattle, Washington, Former Prime Minister of Somalia Mohamed Abdullahi “Farmajo” Video by SomTV-Seattle- Local Somali Tv Channel | SomTV-Seattle

Welcome To Seattle, Washington, Former Prime Minister of Somalia Mohamed Abdullahi “Farmajo” Video by SomTV-Seattle- Local Somali Tv Channel

SOO DHAWEYTII Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi “Farmajo” Magaalada Seattle, WA USA
Welcome to the Great Northwest Mr.Mohamed Abdullahi “Farmaajo”. on April 28, 2012, More than 3,500 people came to Farmaajo event held in Double Tree Hotel SeaTac, WA.
Farmaajo wuxuu hogaaminayey xukuumaddii Tayo ee sida wenyn ay Soomaali oo dhan ugu riyaaqday waxqabadkoodii. waxaa lagu xasuustaa waxyaabihii ay qabatay xukuumaddii Farmaajo, ka hortagga musuqmaasuqa, bixinta mushahaaraadka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda oo aan hore loo arag, iyo dowlad-wanaagga laga arkayey dhamaan howlihii ay bulsha Soomaaliyeed u hayeen. Taas ayaa keentay in kadib markii uu u tanaasulay nabadda iyo horumarka dalka ay Illaa Hadda socoto soo dhaweyntiisa ay Soomaalida meekasta oo ay joogaan. Seattle-na ay noqotay meelihii sida aadka ah loogu soo dhaweeyey.

Number Of Reads 1765