Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).

Posted on 3rd February 2012 in News

Akhristayaasha Waxaan usoo Gudbineynaa Qaybtii 2-aad ee Su’aalaha iyo Jawaabaha ee aad kusoo diri jirteen Bogga su’aalaha Guji Booqo Bogga Su’aalaha ama emailka ah alyaqiin@alyaqiin.com

Su’aalaha akhrsitayaasha oo aad u badan Daraadood waxaan nagu adag in aanu qof qof ugu soo jawaabno sidaa daraadeed waxaan weydiin doonaa culimada waxaana usoo gudbin doonaa si muuqaal ah ama maqal ah.

Hoos ka daawo qaybtii labaad ee Su’aalaha iyo jawaabaha oo uu ka Jawaabayo Sheikh Axmed Nur Macalin (Xafidahullah).

Number Of Reads 960

comments: Comments Off on Su’aalaha iyo Jawaabaha Akhristayaasha Alyaqiin.com Qaybta 2-aad (DAAWO).