Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO). | SomTV-Seattle

Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha.

Su’aalaha oo aad i tira badan aawgeed nooma suura galin in aan weydiino sheikha dhammaan balse waxaan isku dayaynaa in culimada ay si dhaqsa uga soo jawaabaan su’aalihiina oo aan ognahay in badan oo idinka mid ah in aad dooneysaan in si deg deg ah la idinku soo jawaabo.

Hadaba Imam Sh Axmed Nuur oo Imamka masjidka weyn ee ku yaallo Magaalada Seattle,Gobalka Washington ayaa ay inoo suura gashay in uu ka jawaabo su’aalihiina in badan oo dadka ka mid ahna waxaa si toos ah u codsadeen in uu sheikha uga soo jawaabo su’aalahooda.

Waxaan halkan uga mahad celinaynaa Dhammaan walaalaha Somali TV ee Gobalka Washington waxaana xagga farsamada inaga caawiyay Soo saaraha TV-ga Walaal Cabdikariim Kalkaal iyo Walal Mustpha Kaid, sister Ugbad Hassan,Hanna Barket.

Number Of Reads 495