Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto (Daawo) | SomTV-Seattle

Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto (Daawo)

Seattle:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjid Abubakar ee Seattle Nadwo diini ah taas oo ay soo qeyb galeen culumo iyo ducaad ka kala yimid gobalada dalka Mareykanka waxaana ay ka jeediyeen Mutamarka Muxaadarooyin kala duwan waxaa nadwada ka soo qeyb galay culumada hoos ku xusan.

1-Sheekh C/laahi Ibraahim
2-Sheekh Maxamed idirs
3-Sheikh Cabdulaahi Nuur Abul-Fadli
4-Sheekh Maxamed Cabduqaadir
5-Sheikh Maxamed Kaariye
(1).Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Waxaana soo jeediyay Sheikh Cabdulaahi Ibraahim.hoos ka Daawo Qeybta koowaad

2-Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Sh C/laahi Ibraahim Qeybta labaad Daawo.

Home
Warar
Wararka Caalamka
Duruus Online
Faalooyin
Maxaa cusub maanta ?
La soo xiriir

Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto (Daawo)
January 1, 2012 – Written by editor

Seattle:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjid Abubakar ee Seattle Nadwo diini ah taas oo ay soo qeyb galeen culumo iyo ducaad ka kala yimid gobalada dalka Mareykanka waxaana ay ka jeediyeen Mutamarka Muxaadarooyin kala duwan waxaa nadwada ka soo qeyb galay culumada hoos ku xusan.

1-Sheekh C/laahi Ibraahim
2-Sheekh Maxamed idirs
3-Sheikh Cabdulaahi Nuur Abul-Fadli
4-Sheekh Maxamed Cabduqaadir
5-Sheikh Maxamed Kaariye
(1).Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Waxaana soo jeediyay Sheikh Cabdulaahi Ibraahim.hoos ka Daawo Qeybta koowaad

2-Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Sh C/laahi Ibraahim Qeybta labaad Daawo.

Sheekh Maxamed Idirs Ahmed ayaa isana ka hadlay Taariikhda baraaruga Islaamka Hoos ka Dhageyso .

Waxaa kale muxaadarooyin kala duwan ka soo jeedshay Sheikh Mustafa oo ah Imamka Masjidka Kansas.Sheikh Cabdulaahi Nuur Abu -Fadli oo ka hadlay Quluwi Fi diin ,Sheekh Maxamed Cabduqaadir oo ka hadlay in xaqa lagu midoobo,waxaa sidoo kale ka jeedshay muxaadarooyin kala duwan Sheekh Maxamed idirs iyo Sheikh Maxamed Kaariye

Taxriir Al-Musdalaxaat Sheikh Maxamed Kaariye (Daawo)

Number Of Reads 23704