NEW VIDEO: Soo Dhaweyntii Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamal Ali Hussein ee Magaalada Seattle, Washington USA | SomTV-Seattle

NEW VIDEO: Soo Dhaweyntii Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamal Ali Hussein ee Magaalada Seattle, Washington USA

CLICK HERE EVENT PICTURES.

Musharaxa madaxwahana ee xusbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen,
Ayaa soo gaadhay magaadaala Seatttle ee gobolka Washingtoon,
Isag oo u yimi xaflad balaadhan oo uu xusbiga ucid ku qasantoono Seattle 4/25/2015.
Waxaa halkaa ku soo dhaweeyay tageerashaash xusbiga ucid iyo jaaliyada Somaliland ee seattle iyo iyo masuuliyiin iyo madaxda xusbiga ee ee kubolkan,iyo madax kale oo kayimi gobolada maraykanka qaar ka mida.
Waxaana ka mid ahaa masuuliyiintaa
Gudoomiyaa gobolada waqooyi galbeed(Northwest states of USA)
Mudane Rashid.Gudoomiayaa Maraykanka ee xusbiga Ucid Mudane Xasan Yoonis.
Abdicasiis Buubaa.
Abdieaxiin xaaji ibaraahin.
Maxamuud ildab.
Deeq maxamed cumar.
Iyo daad kale oo aad ubadaan kana tirsan xusbiga ucid,iyo weleba jaalitada Somaaliland ee seattle.

Number Of Reads 791