Somali Community: Waxaa maanta oo eey Taarikhdu aheyd Nofember 15,2014kii waxaa shir eey yeesheeyn culmaau’ | SomTV-Seattle

Somali Community: Waxaa maanta oo eey Taarikhdu aheyd Nofember 15,2014kii waxaa shir eey yeesheeyn culmaau’

somaliaseattle

Waxaa maanta oo eey Taarikhdu aheyd Nofember 15,2014kii waxaa shir eey yeesheeyn culmaau’ diinka , odyaal dhaqameed, aqoonyahano, dhalinyaro iyo wax garadkii magaalada Seattle,Washington ee waqooyi galbeed caradaa Mareekan.
Kadib waxbino dheer uu Halkii ku furay qareen Cusmaan A Cumar Miika lagu wareejiyay Sheekha magaalada sh Axmed Nuur isago hadlay linta culamada kaga wajahantahay, waxaa kaloo isgana ka hadlay Sh Yusuf Gacal ee isagana dhameeystiray.
Odayaal dhaqameedyada ee goobta ka hadlay waxaa ka mid ahaa Xussein Dhimbil,Daahir Elmi Farrah, Abdisamad Abtidoon iyo Elmi Hussein Sabriye iyagoo nin waliba ka sheekeeyay waxyaaba wadanka nooga baahanyahay iyo wixii kaalinteena aan ka geysankarno.
Aqoonyahanada goobta ka hadlay waxaa ka mid ahaa : Ilyas Abdi Xayuk, Abdirashid Xagaley,Hussein Mohamed,Mustafa kaid oo iyagana waliba kalinta laga filaayo ka hadlay.
Waxaa iyagana kaalintooda ka qaatay Abdiraxman Xassan (Ojay), Axmed Ali iyo waliba Abdulqaadir Hassan Qoorleex.
Goa’an baaq ka soo baxay shirka waxaa uu wajahanyahay Mudane Xassan Sheekh Madaxweenaha ka yahay Dowlada Federaalaka, Raiisuwazaaraha Abdiwali Sheikh, Raiisul Baarlamaan Maxamed Juweyri, iyo Xildhibaanada waxaa arin aad looga naxa ah in khillaf an xal loo heeynin ku kala dhex jiro madaxdi wadanka.
Iyadoo aad loogu hanweenyahay wax qabad iyo in laga talaabsado carqaladaha hor yaala in horay loo talaabsado.
Baaqeenu wuxuu yahy in Somaali iyo aduun weynaha oo dhan idin wada sugeyso in khilaafka si dhaqsi ah loo xaliyo,
Ilaahna la tala saarto.

SomTv-Seattle.

Number Of Reads 642