SomTv-Mogadishu, Somalia: Hadii aynu nahay Bahda somali TV,gudoonka saxafada,bahda isbortiga,Culuma’udinka iyo dhamaan jaaliyada reer seattle WA

Posted on 7th May 2014 in Programs

Hadii aynu nahay Bahda somali TV,gudoonka saxafada,bahda isbortiga,Culuma’udinka iyo dhamaan jaaliyada reer seattle WA waxan TACSI murugo leh u daraynaa Dhamaan reer ciise weheliye Qaasatan DAHIR ciise oo aabihii Ciise Weheliye Maxamed uu ku geriyoday magaalada Muqdisho,waxana illahey Uga baryeynaa Inuu naxriistiisa jano ku maneysto,Qoyskii eheladii uu ka tegeyna Samir iyo Iimaan kasiiyo Aamiin.

somalia

Number Of Reads 742

comments: Closed