Sidee looga ciiday magaalada seattle ee Gobalka Washington.(Video). | SomTV-Seattle

Sidee looga ciiday magaalada seattle ee Gobalka Washington.(Video).

Ciidda Ayaa waxaa laga oogay Magaalada seattle waxaana ay ciiddan ahayd mid si weyn la isugu soo baxay Waxaana maamulka Masjidka weyn ee Abu-bakr uu xil weyn iska saaray sidii ay dadka muslimiinta ah si wanaagsan oo farxad leh ugu gudan lahaayeen ciiddan oo ahayd Ciidul fitriga 1433/2012 halka hoose ka daawo Videogii maanta ee ciidda oo ay idin soo gudbiyeen Abu-bakr masjid Media Team .

Number Of Reads 676