Xagee Ciidda Lagu Tukanayaa ? (Reer Seattle).

Posted on 16th August 2012 in News

Halka hoose waxaad ka heli kartaa Flyer ama Poster cadeynaya Halka lagu tukanayo Ciidda Insha allah,Sidoo kale waxaa jiri doonna salaadda ka dib barnaamij loogu talagalay Caruurta oo uu soo qabanqaabiyay Masjidka Abu-bakr ee Magaladaasi Seattle,Washingto.

Number Of Reads 19858

comments: Comments Off on Xagee Ciidda Lagu Tukanayaa ? (Reer Seattle).