Maxaa Xal ah: Seattle Somali Activists Debate their Future.. | SomTV-Seattle

Maxaa Xal ah: Seattle Somali Activists Debate their Future..

Xabsiyada waxaa ka buuxo Somali Dhalinyaro u badan,Waxbarasahada waxaa ka saaqido 10/8,Waalidka iyo Macalimiinta iskuulada xariir wanaagsan ma lahan,Aabayaasha oo eeda ugu badan la saaro,hooyooyinka oo ka dadaal badan marka la dhaho xariirka macalimiinta ilmahooda,sidoo kale waxaa jira dad waxbarashadooda heer wanaagsan ka gaaray,Sidee ayay Tusaale wanaagsan ugu noqon karaan jiilka soo koraya,Maxaa uu yahay doowrkooda,hadaba MAXAA XAL AH? Dooddan dhaxmartay dhalinyaro muddo degganaa qurbaha xog-ogaalna u ah dhibaatooyinkaasi ayaa ka doodayo daawasho wanagsan.

Number Of Reads 610