Sheikh Axmed Nuur Imamka Abu-bakr Masjid oo aan wax ka weydiinay Tacsidii ku timid sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ( Allaha U Naxariisto ) DAAWO. | SomTV-Seattle

Sheikh Axmed Nuur Imamka Abu-bakr Masjid oo aan wax ka weydiinay Tacsidii ku timid sheikh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ( Allaha U Naxariisto ) DAAWO.


Sida aad lawada Socotaan Waxaan wali ku jirnaa barnaamijyadii aanu ooga hadlaynay Geeridii Naxariis la’aanta ahay ee loo geystay Sheikh Dr Axmed xaaji cabdiraxmaan.

Hadaba Waxaa ka hadlaya geerida Sheikha oo aan wax ka weydiinay Sheikh Axmed Nuur Macalin Cabdiqaadir (Imamka masjidka weyn ee Abu-bakr).

Number Of Reads 3890