This gallery contains 1 photos.
Khamiis, Abriil 18, 2013 (HOL) — Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda Muqdihso waxay ku meel mariyeen sharciga la dagaalanka argagaxisada, sidoo kalena waxay kaga hadleen kulankooda ammaanka Shirka golaha wasiirrada ayaa waxaa guddoominayay ra’iisul … Read more








































